FlyUp

FlyUp

Share

FLYUP waa Shirkad bixisa Adeegyada safarada Waxbarashada,Dalxiixka & Caafimaadka.

27/08/2022

U dalxiis Wadanka aad doontid oo wehel ka dhigo FlyUp

07/10/2021

*Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis*

Waxaa dhamaan macaamiisha sharafta leh la ogeysiinayaa in qiimo dhimis balaaran aan k sameynay dhamaan adeegyada aan bixino sida

1. VISA Dalxiiska
2. VISA Caafimaadka.
3. VISA wax Barashada.. oo u qeyb samayaya.

Bachelor degree.
Master degree.
PhD...

Dalalka aad heli doontaa waxaa kamid ah:-
Turkey 🇹🇷
Malaysia 🇲🇾
India 🇮🇳
Ukraine 🇺🇦
Bangladesh 🇧🇩
Uganda 🇺🇬

Ka faaiideysi wacan dhaamaantiin oo lawadaag asxaabtaada..

Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..

Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96

17/09/2021

JAGO SHAQO OO KA BANNAAN SHIRKADA FlyUp.

Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha in shirkada FlyUp ka bannaan tahay jago Suuq-geyn.

Shuruudaha laga Rabo Qofka.

1.Waa Inuu aqoon u leeyahy xirfadda suuqgeynta.

2. Waa inuu yahay qof Howl-kar, Jecel Qancinta Macaamiisha.

3.Waa inuu Heysataa Shahaado Jaamacadeed ama Wax u dhigma.

4. Waa Inuu Leeyahay qibradada suuqgeyta..

5.Waa inaad tahay Qof Jooga Magaalada Mogadisho.

Hadii aad Buuxin karto Shuruudaha kor ku xusan Cv gaada noogu so dir [email protected].

Nasiib Wacan.

16/09/2021

Dhamaan Ardayda ka qalin jabisey Jaamacadaha Dowlada Turkiga Aqoonsatey in ay helidoonaan dhamaan adeegyada uga baahan yihiin Heerka labaad ( ).

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00