ZAAD Center for Self Development
Training & Consultant Center
Xarunta Hormarinta iyo La-talinta Bulshada ee ZAAD
29/09/2019
OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinaa dhammaan inta jecel kororsiga aqoonta in uu jiri doono Seminar ku saabsan sida loo qoro buugaagta qalin jebinta (HOW TO WRITE A RESEARCH PROPOSAL?) maalinta ARBACADA galabkii 3:30 PM.
Goobta :Salaam University-Kpp Campus
Taarikh-da : 2-Oct-2019
Maalinta: Arbacada
Waqtiga : 3:30 PM(Galabnimo)
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Numberada Boorka ku qoran .
Mahadsanidiin.
19/09/2019
Skills Development Programs Coming Soon.
Xarunta Hormarinta iyo la-talinta guud ee ZAAD waxa ay bilaabi doontaa barnaamijyo muhiim u ah bulshada,fadlan ku xirnow page-kaan si aad wax badan uga heshid.
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hodon/Kpp
Mogadishu