Somalia Observer
Breaking News & facts from around the world wide. Warar ku baxa afafka Ingiriiska iyo Soomaaliga.
31/12/2025
Dawlada jabuuti ayaa albaabka isugu laabta xaafiis somaliland ku lahayd dalka jabuuti. Dawladuna waxay tiri;
Haddaba, iyadoo la tixraacayo is-waafaq la’aanta ku xeeran go’aanka ay qaateen mas’uuliyiinta Somaliland ee Soomaaliya, ee ku saabsan dhisidda iskaashi lala yeesho Dowladda Israa’iil, taas oo ku saleysan aqoonsi ka hor imanaya xeerarka sharciga caalamiga ah, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay go’aansatay inay joojiso furitaanka xafiiska xiriirka ee maamulkaas goboleed gudaha dalkeeda.
Vu l’incohérence entourant la décision des autorités somaliennes du Somaliland et, relative à l’instauration de partenariat avec l’Etat d’Israël sur fond d’une reconnaissance contraire aux règles du droit international, la République de Djibouti met fin à l’ouverture, dans son pays, du bureau de liaison de cette Administration régionale.
Given the inconsistency surrounding the decision of the Somali authorities of Somaliland and, relating to the establishment of a partnership with the State of Israel on the basis of a recognition contrary to the rules of international law, the Republic of Djibouti is ending the opening, in its country, of the liaison office of this regional administration.
Ismail Omar Guelleh
14/06/2025
SIrdoonka Eeraan waxa ay qabateen laba gaari oo ka buuxay diyaarado drones iyo hubkooda, sidoo kale waxa gacanta lagu dhigey 73 qof oo la shaqeynayey sirdoonka israaiil.
Saaka iyo koonfurta Talaabiib oo muuqalo ka yimid,xoogagga kacaanka Eeraan ay qadaadiic ka dhigey.
Eeraan ayaa gantaalo ciidaa ka badan hadda ku weerartay isra3l
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
No4 Street
Mogadishu
061