Ladnaan Hospital
Ladnaan Hospital is a 60 -bedded hospital situated in the heart of Mogadishu city and has an atmosphere of quiet and unpolluted air.
05/04/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH – LADNAAN HOSPITAL
Ladnaan Hospital waxay ku faraxsan tahay inay ogeysiiso dhammaan bukaannada iyo bulshada in:
Dr. Zakaria Salad Mohamud (ENT Surgeon)
uu ka soo laabtay safar gaaban, isla markaana uu si rasmi ah dib ugu bilaabayo shaqadiisa 5th April 2026.
Dhakhtarku wuxuu sii wadi doonaa adeegyada:
– Qaliimada dhagaha, sanka iyo cunaha (ENT)
– Qiimeyn iyo daaweyn dhamaystiran
Ku soo dhowaada si aad u heshaan adeeg caafimaad oo tayo sare leh.
Ladnaan Hospital
The care you deserve
27/03/2026
Jumco Mubaarak dhamaan bulshada qiimaha leh ee Ladnaan Hospital.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta saacadda la aqbalo ee Jimcaha, dambigeenna ha dhaafo, qalbiyadeenna ha nadiifiyo, hana nagu manneysto caafimaad, iimaan iyo nolol barwaaqo leh.
اللهم في يوم الجمعة اجعل لنا من كل هم فرجاً، ومن كل ضيق مخرجاً، واشف مرضانا ومرضى المسلمين، وارزقنا الصحة والعافية.
اللهم تقبل منا صالح الأعمال، واغفر لنا ولوالدينا، واجعل هذا اليوم بداية خير وبركة علينا جميعاً.
Ladnaan Hospital
The care you deserve
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤
Isbitaalka Ladnaan Hospital waxa uu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Bishan khayrka iyo naxariista leh, waxaan Alle ka baryaynaa in uu naga aqbalo soonka, salaadda, ducada iyo camalka suuban, kana dhigo mid nabad, caafimaad iyo barwaaqo ku dhammaata.
Inta lagu jiro bisha Ramadaan, Ladnaan Hospital waxa uu bulshada u fidinayaa qiimo-dhimis gaar ah oo dhan 30% adeegyada caafimaadka, si loo fududeeyo helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh.
Ladnaan Hospital – The care you deserve
📞 1515
📧 [email protected]
🌐 www.ladnaan.so
📍 Muqdisho, Soomaaliya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
KM 6 Zoobe, Near Jowhara Hotel
Mogadishu