Az-Hari page
Health Care and medical advice
19/01/2023
sukor ama macaan?
Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor
Waxa uu qayb samaa labo qaybood
1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)
Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada
2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn
1. Oon ama harad farabadan.
2. Kadi farabadan’
3. Dareen baahi ama dala.
4. Misan kisa oo is_ Âdhima
5. Cunaha oo dhibato ka dariimo
6. Kor cuncun.
7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.
8. Indhahoo caad ka fuulo .
Qaybta labad
1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..
2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah
3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.
4. Indha oo caad ka fuulo.
5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya
6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya
7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.
xanuunkan
Wa.me/+252617071873
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Banaadir
Mogadishu
252