Radio dalkaab

Radio dalkaab

Share

kala soco radio dalkaab aqbaar cusub

02/11/2022

Dadka Ku Geeriyooday Qaraxyada Xamar Waxaa Kamid ah Faaido Salaad Daahir oo La Dhalatay Cismaan Salaad Daahir ( Atooraha Badda ) oo isagana Si Xaqdaro ah Xamar Loogu Dilay
Waxayna Ahayd Gabadhii Gacanta Ku Haysay Ubadkii uu Ka Tagay Atooraha Badda.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu