DRS Barlin cise
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DRS Barlin cise, Medical and health, mogdisho, Mogadishu.
04/07/2022
( !?)
Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxayna sameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda, inkastoo ay xanuun leedahay
Lagana xishoodo, caadi ahaan ma ahan xaalad cusub.
Calaamadah lagu yaqaano waa........
1: cuncun agagaarka Dabada .
2:dhiig(aad u cas) oo la arko ka dib marka la saxroodo.
3: xanuun iyo raaxo daro inta la saxroonayo iyo wax yar ka dib.
4: barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka Dabada
5: dareen ah in si buuxda loo faaruqin caloosha ama
Loo saxroon
Hadi ay babaasirtu kuu keentay xanuun badan
Iyo
Raaxo daro waxan kuu haynaa
dabiici ah tayo sara leh mudo yar gudaheed
kaaga ciribtiraayo xanuunkan mudada dheer ku hayay.
?
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
/call +252 61 3996072
👉Ama naga so wac 252 61 3996072 👈☝️☝️
03/07/2022
Waa maxay calaamadaha lagu garto howlgabka qanjirka thyroid-ka?
Calaamadaha la dareemo waxay ku xiran tahay heerka uu marayo xanuunkaaga, hadduu xanuunka uu muddo ku hayay waxaa dareemaysaa calaamado ka duwan markii uu kugu cusub yahay.
Calaamadaha oo la dareemo waxaa ugu horreeyo:
1- Caajis iyo daal (haweenka qaarkood, daal iyo tabar darri awgeed, markay xoogaa socdaan waa in ay nastaan oo ay fariistaan!!)
2- Qabowga oo aad dhibsatid ama xilliga qaboobaha oo caajiska aad kuugu bato.
3- Calool-fadhi
4- Miisaankaaga oo kordho adigoo aanan cunin cunto badan
5- Wajiga oo ku bararo ama aad dareento inuu buuxsan yahay ama daamankaaga ay buufsan yihiin.
6- Codka oo xabeeb yeesho khaasatan subaxyadii h**e (dadkaan waxay isku arkaan dhuunta oo bararan)
7- Murqo xanuun iyo tabardarri aadan si sahlan fadhiga uga istaagi karin illaa inaad wax qabsato ama aad afarta ku kacdo mooyee.
8- Kalagoysyo xanuun ama barar
9- Caadada oo kaa wareerto ama siyaado noqoto socodkeeda.
10- Tinta oo khafiifto ama inay kaa go'go'ayso aad dareento
11- Maqaarka jirkaaga oo boor boor yeesho ama qallayl noqdo
12- Hilmaan aadan horay u qabi jirin iyo caajis maskaxda ah.
13- Dilan soo noqnoqdo ama haweenta oo uur yeelan wayso wuu keenaa xanuunkaan.
13- Qanjirka oo soo kuusto ama bararo, qofkane uu dareemo in dhuunta laga ceejinayo.
F.G waxaan kugu caawin donaa daawoyin organic ah weyna kaa ciribtiraayaan
Dawooyin herbal ah ama dabiici nagala soo xiriir whatsapp or call
+252 61 3996072
Share Garey sida wllahaga ugu faaideystaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogdisho
Mogadishu
DR'SBARLIN