Ileys Traders Co

Ileys Traders Co

Share

Make the world yours

21/02/2020

dhamaan macaamiisha shirkada ileys traders jimco wngsan
Waxaan idiinla socod siinaa in shirkada beenta lagu dhisay ee forex 252 ayasan shirkad ayahn logu talagalay in shirkadaha kle sida wngsan u shaqeysta lagu xumeeyo ama fikir qaldan bulshada laga tuso
Marka muuqaalkan fiiriya waa waxaad fahmi doontaan ninka forex 252 aasaasay uusan ahayn qof forex wax ka yaqaana

Photos from Ileys Traders Co's post 24/12/2019

Shirkadda ILEYS TRADERS waxey wargelineysaa dhamaan
bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka daneenaya
suuqa saamiga iyo sarrifka lacagaha qalaad ee Forex
shirkadda waxey furtay qeybta 2aad ee maalgashiga

FAAH.FAAHIN
0618098775 0618827492 0615044271

18/12/2019

Waxaa dib u bilaabanaya Wajiga labaad Ee Maalgashiga,
Malinta sabtiga ah
Tariqdana tahay
21/12/2019
Fadlan Macamiil Ka faaideyso
Wac faah.faahin
0618827492
0618098775
0615044271
Mahadsanidiin

08/12/2019

Ninkii hormar raboo hiigso ileys

05/12/2019

ogeysiis dhamaan macaamiisha sharafta leh maanta oo ay tahay khamiis taariikhda ay ku beegan tahay 5/12/2019 waxaa joogstay qabashada lacagaha investmentiga ay shirkada qabaneysay
mahadsanidiin dhamaan macaamiishena

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Zope
Mogadishu