Social Science Forum
Waa madal cilmiyeed, soo qaban qaabisa doodaha ku saabsan Culuumta bulshada.
10/11/2025
for Peace & Development.
Anagoo ah Social Science Forum, waxaan u Dabaaldegaynaa Awoodda cilmigu (Science) u leeyahay inuu nolosha beddelo, hal-abuur dhiirrigeliyo, isla markaana uu dhiso Mustaqbal Nabadeed oo waara oo qof walba ka faaโiideysto.
Aan sii xoojino adeegsiga awoodda Cilmiga iyo Bulshada si aan u gaarsiino Nabad, Midnimo, iyo Horumar. ๐๐ฌ
09/09/2025
Waxaan ku faraxsannahay inaan ku dhawaaqno magacaabista Mr. Abdiaziz Mohamed oo noqday Madaxa Cilmi-baarista Social Science Forum.
Magacaabistaan waxay astaan u tahay hormar cusub, hal-abuur, iyo kobaca aqoonta bulshada.
Waxaan rajeyneynaa in hoggaamintiisu horseedo guulo iyo waxqabadyo wax ku ool ah oo bulshada faaโiido u leh.
21/08/2025
Social Science Forum waxa uu si rasmi ah ugu magacaabay Abdifatah Labaraad xilka Agaasimaha Guud ee cusub.
Magacaabistan waxa ay ka tarjumaysaa kalsoonida, hufnaanta iyo aragtida fog ee aan ka leenahay hoggaankiisa. Waxaan hubnaa in hogaamintiisa iyo khibradiisu ay si weyn uga qayb qaadan doonaan horumarinta cilmi-baarista, faafinta aqoonta iyo kobcinta doodaha bulshada ee dhaxal galka ah.
Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar xilkan cusub.
11/03/2024
Ramdan Mubarak, dhammaan ummadda Soomaaliyeed, si gaar ah ayaan saaxiibbada bahda Social Science Forum ugu hanbalyeynaynaa.
Eebbe ha innaga yeelo kuwii ka faa'ideysta bishan barakada leh.
16/12/2023
Khamiistii waxa inoo qabsoomay mid kamid ah mashruucii taxanaha inoo ahaa ee ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐๐ข๐๐๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐. Kalkan, waxa aan diiradda ku saarnay ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐จ๐ข๐ฌ. Aad baan uga bogannay, mahadi haka gaarto Ustaad saaxiib dhow la ah madasha ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง oo inala wadaagay nuxurka aqooneed e ๐๐ฎ๐๐จ๐ข๐ฌ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu