Wariye Bk

Wariye Bk

Share

Ku xirnoow pagakayga si aad u hesho warar sugan oo xaqiiqo ah☑️

17/06/2026

Boqashadii iyo Khud Badihii Maamulka Cusub Ee
Degmada Garbaharrey iyo Saraakiisha Laamaha Amniga
Degmada oo Boqashada Kuweliyey

05/06/2026

gudoomihii h**e ee degmada shire abdullahi keynaan iyo madaxa C.I.D degmada

Photos from Wariye Bk's post 03/06/2026

Ugu yaraan 6 qof oo Soomaali ah ayaa la aaminsanyahay inay ka mid ahaayeen 21 qof oo maanta ku geeriyootay hoteelka Flourish Stay B&B, oo ku yaalla xaafadda ciriiriga ah ee Hauz Rani ee koonfurta caasimadda Hindiya ee Delhi. Waxaana dadkan la sheegay inay howlo caafimaad u joogeen Hindiya.

Booliiska Delhi ayaa waxyar ka hor shaaciyay in lasoo qabtay milkiilaha hoteelka uu dabka qabsaday oo magaciisa lagu sheegay Lavkesh Bajaj, kaasoo la sheegay inuu isku dayay inuu baxsado. Dabkan waxaa sidoo kale laga soo badbaadiyay 58 qof oo inta badan isbitaallada loo dhigay dhaawacyo soo gaaray.

Fiiro gaar ah;

Baaritaanka hordhaca ah ayaa muujiyay hoteelkan inuusan lahayn wax nidaam dab damis ah, sidoo kalena goobta cariiriga ah ee uu ku yaal ay ka dhalatay si dhaqso ah inaysan kooxaha dab damiska u gaarin.

Bulshada Soomaaliyeed ee caafimaadka u tagaya Hindiya , waxaa mudnaan leh inay hubiyaan goobaha ay deggayaan oo ay ka fogaadaan xaafadaha cariiriga ah iyo kuwa isku raranka ah ee aan lahayd adeegyo bulsho.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Baled Xawo Gedo Somali
Mogadishu