Qalin Creative

Qalin Creative

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalin Creative, Graphic designer, Bakaro Market, Mogadishu.

09/05/2026

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

06/05/2026

Logo Animation For Qalin.

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Photos from Qalin Creative's post 25/04/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la shaqeyno shirkadda Daaro Real Estate, annagoo u sameynay aqoonsi muuqaal (logo Re-brand) oo ka turjumaya himiladooda iyo Adeegyada ay bixiyaan.

Waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqono dhismaha sumaddooda, una nashqadayno si casri ah oo Xirfadaysan.

Mahadsanidiin Daaro Real Estate kalsoonida aad na siisay — horumar iyo guul ayaan idiin rajeynaynaa. 🤝

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

21/04/2026

Adeegyada aan qabano Midkee isleedahay wuu ubaahanyahay ganacsigaaga si uu isbedel usameeyo ?

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

05/04/2026

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!

Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Eng. Abdirahiim Mohamed Kulane, oo kusoo biiray bahda Qalin Creative kana noqday AI Automation & Web Developer.

Khibraddiisa ku saabsan AI automation, xalalka caqliga macmalka ah, iyo horumarinta websites casri ah waxay door weyn ka qaadan doontaa kobcinta adeegyada digital-ka iyo hal-abuurka kooxda.

Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ku dhisan innovation, technology, iyo xalal casri ah. 🚀🤖💻✨

Fadlan nala soo dhoweeya Eng. Abdirahiim, una rajeeya guul iyo horumar safarkiisa cusub ee Qalin Creative.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Bakaro Market
Mogadishu