Hiil Foundation

Hiil Foundation

Share

Hiil Foundation is a nongovernmental organization that serves at education sector and human aid.

15/08/2024

Tababarka Macalinnimo # maalinta 1aad
Exam setting method

Photos from Hiil Foundation's post 10/07/2024

Tababar ku saabsan Tayada Waxbarashada oo dhan yahay, waxaa loo qayb galay Ustaad Bashiir Mohamud Osman

27/06/2023

Ciid wanaagsan

17/06/2023

Wargelun Muhiim Ah
Iskuulka Abjad Primary & Secondary School wuxuu bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub Sanad Dugsuyeedka 2023-2024, heerar kala ah dugsiga hoose, dhexe iyo sare.
Wixii faahfaahin ah, la xiriir: 0616437977

Photos from Hiil Foundation's post 15/06/2023

Gudoomiyaha Haya 'ada hiil foundation ayaa maalintii 2aad ka qaybgaliya kulan loo hadlaya wsxbarasshada caruurta dalka gaar ahaan caruur barakacayaasha, caruurta naafada iyo waliba caruurta qoysaska saboolka, kulankaas oo ay soo qabanqaabisay haya'adda EFASOM

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Thirty (30) Street In Mogadishu, At Carwo Itko
Mogadishu