Anas buuke

Anas buuke

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Anas buuke, Journalist, Mogadishu.

Photos from Anas buuke's post 27/09/2022

DEGDEG: Xildhibaan Saadaq Joon iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa booqday Dhaawacyaddii laga keenay aagga Baxdo ee dagaalka Naf hurnimadda ah la galay Ururka AS.

Naftood hurayaashan dhaawaca uu soo gaaray ayaa helay daryeel wanaagsan iyo garab istaag, qaarkooda dadka la sheekeysan kara ayaa leh "Furinta nagu daaweeya, aan daagallano inta naftu nagu jirto". Waa koox ku qanacsan in dhiiggooda ay u shubaan deegaankooda oo ay iska Xoreeyaan AS.

FG: Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa lama waayine, shaqada socota ayuu hoos ka wadaa oo uu udub dhexaad unyahay, ha guuleysto dedaalka Xildhibaanadda iyo dagaalka lagu jiro intaba.

Anas buuke tv

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu