Gargaar Hospital
Hospital
waxaan ku faraxsanahay kalsoonida ay nagu qabaan bukaanadeennu. Hooyo horay loogu sameeyay qaliin degdeg ah oo uur (C-section) oo lagu badbaadiyay iyada iyo ilmaheeda, ayaa mar kale dooratay Isbitaalka Gargaar si loogu sameeyo qaliin kale. Tani waxay caddeyn u tahay tayada adeeggeenna, xirfadda dhaqaatiirteena, iyo daryeelka joogtada ah ee aan siino hooyooyinka iyo dhallaanka.
19/03/2026
Eid Mubarak!
Ilaahay ha idinka aqbalo soonka iyo cibaadada,
hana idin siiyo caafimaad iyo farxad joogto ah.
19/02/2026
🦷 Dhakhtarka Cudurrada Afka iyo Ilkaha Dr. Rami
Wuxu Hadda diyaar kugu yahay inuu ku daweeyo si xirfad iyo daryeel leh!
Ma qabtaa ilko qalloocan, dhibaato cirrid, ama ilko u baahan hagaajin? Gargaar Hospital waxaad ka heleysaa adeegyo casri ah oo leh natiijooyin muuqda — sida aad ku aragto sawirrada Before & After.
✅ Toosin ilkaha (Braces)
✅ Nadiifin & daaweyn cirrid
✅ Hagaajinta ilko jaban ama qalloocan
✅ Daryeel ilko oo dhamaystiran
📍 Goobta: Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
📞 Wac: +252 61 6503096
📧 [email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Haji Gabow
Mogadishu