Somali Health Development Association

Somali Health Development Association

Share

S.H.D.A

Photos from Somali Health Development Association's post 25/04/2024

Agaasimihii NIH Dr. Maxamed Maxamuud Shoobow, oo cilmi-baaris uu sameeyey ay soo bandhigtay doorka Jaamacaddaha ee Horumarinta Cilmi-baarista, ayaa soo bandhigay todobo qodob oo ay jaamacaduhu ku hormarin karaan cilmi-baarisra:
1. In dhaqala loo ururiyo
2. In xeer iyo anshax loo sameeyo
3. In galaangal loo yeesho xogaha
4. In wada-shaqayn la helo
5. In natiijada cilmi-baarisyada la dabaqi karo
6. In la helo meel lagu faafiyo oo si furan looga heli karo cilmi-baarisyada iyo
7. In cilmi-baaris laga sameeyo karaanka cilmi-baarista ee jirta.

24/04/2024

Guddumiyaha Ururka Hormarinta Caafimaadka Ee Soomaalia Mr Abdirizak Omar Ayaa Hambalyo U Diray Agaasime Mahamed Mahamud Waan hubaa in wax,badan lagaa faaidi doono waxaan rajeynaa horumar balaaaran inad ka samayn doontid Field-ga Caafimaadka Guud gaar ahaan Health System-ka wadanka

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Maka Al-Mukarama
Mogadishu
0615947324