Machadka Sigma

Machadka Sigma

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadka Sigma, Education, Mogadishu.

19/03/2026

𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗼;

Machadka Sigma wuxuu dib u bilaabayaa Casharada Xisaabta heerka Sare ee Jaamacadda.

Casharadaan oo u bixi doona qaab ah 𝗢𝗻 𝗖𝗹𝗮𝘀𝘀 𝗶𝘆𝗼 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲, waxay bilaabanayaan Bisha soo socota ee April 2026 hadduu Alle idmo.

Faahfaahfaahin lasoo xiriir 0619876726

21/04/2025

𝗞𝗮 𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗶 𝗪𝗮𝗰𝗮𝗻...

Machadka Sigma waxaa uu bilaabayaa koorso cusub oo 𝗖𝗮𝗹𝗰𝘂𝗹𝘂𝘀 I oo online deg deg ah oo soco doonta 4 asbuuc.

Koorsadaan oo loogu talagalay ardayda Jaamacadaha waxay ka kooban tahay 4 Cutub iyo ku dhawaad 40 Cashar:
1. Chapter I : Functions
2. Chapter II: Limits
3. Chapter III: Derivatives
4. Chapter IV: More on Differentiation

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

29/08/2023

Kani waa buugga lagu dhiganayno koorsada 𝗗𝗶𝗳𝗳𝗲𝗿𝗲𝗻𝘁𝗶𝗮𝗹 𝗖𝗮𝗹𝗰𝘂𝗹𝘂𝘀 ( 𝗖𝗮𝗹𝗰𝘂𝗹𝘂𝘀 𝗜) oo ka socota E-learning-ka Machadka Sigma .

Link-gaan guji si aad u aragto Chapters-ka koorsada oo dhamaystiran
https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu