Afgoi community development organisation
Humanitarian Services
21/05/2025
𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟯 𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲
Dhalinyaro ka socotay Ururka Horumarinta Dhalinyarada degmada afgoye ayaa si firfircoon uga qayb qaatay Shirweynaha 3-aad ee Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Shirweynahan oo diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada ee arimaha bulshada ayaa waxa uu fursad u siiyay dhalinyarada ACDO inay la wadaagaan fikradahooda iyo khibradooda ku aaddan horumarinta bulshada iyo xoojinta ka qaybqaadashada dhalinyarada ee arrimaha bulshada.
Ka qaybqaadashada dhalinyarada ACDO ee shirweynahan ayaa muujinaysa sida ay uga go'an tahay inay kaalin mug leh ka ciyaaraan horumarka gobolka iyo guud ahaan dalka, iyagoo xoojinaya muhiimadda ay leedahay in dhalinyaradu ay noqdaan udub dhexaadka isbeddelka togan.
19/09/2024
Maanta waxaan ka qeeb galanay similar looga arinsanaayay sidee dhalinta degmada afgoye aqoontooda sare looga qaadi lahaa waxaana barnaamijkaasi daah furay gudoomiyaha ururka dhalinyarta gobolka mudane Yuusuf
Afgoi community development organisation
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Busteejada Afgoi
Mogadishu