Cajab Cumar
Xog&Xasuus
Cajiib 🤔
Somaliya goorma ayey ka bixi doontaa in si fudud qof loo dilo?
21/01/2023
Dagaal aad u xooggan ayaa ka qarxay howdka u dhaxeeya degmada Xarardheere iyo deegaanka Jowla, dagaalka ayaa hadda ka socdo Beer Faarax oo hoos tagta Jowla, waxaana dagaal qorsheysan halkaas ku qaaday ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya.
Geyskjayagow Guuleysta.
Cajab.
Ghanim Al-muftax Hooyadiis aad bey u Samir badneyd, waayo sida ay sheegtay dhaqaatiirtu waxa u sheegeen inuu caloosheeda ku jiro cunug bar ah sidaas darteedna laga xaaqayo isaga dhan.
Wey diidday Hooyadii in laga xaaqo oo waxa ay u sheegtay in ilmahaan ku jira caloosheeda uu Alle ku abuuray sidaas darteedna ay ku qanacsantahay.
Go,aankeedii kuma Qasaarin oo waxa ay goobjoog u noqotay wiilkeedii oo Kalaamka Alle Akhrinaaya Gaal iyo Muslim-na ay u wada dheg raaricinayaan.
Cajab.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252