Beyle official
xususnaaw marwalba Allah
08/02/2026
Gudoomiyaha ahna Duqa degmada Mataban Mudane Maxamad Sheikh Maxamuud Maxamed ''DHoobeey'' ayaa degmada kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo sheikh Cabdi Raxmaan Sheikh Maxamad Xasan ''Diirshe''.
ujeedka ugu wayn ee sheikhu ku yimid ayaa ah ka qayb galka 'AU' siyaarada 31aad ee Sheikh Maxamad Xasan Diirshe.
ugu danbeyn gudoomiye Mahamed Mahamuud Mahamed Dhoobeey ayaa daah furay siyaarada 31aad ee caalimka wayn ee soomaaliyeed Sheikh Maxamad Xasan Diirshe waxa uuna gudoomiyuhu sheikha ku tilmaamay inow yahay mid taariq wayn kagalay bulshada degmada Matabaan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.
06/02/2026
War saxaafadeed kaso baxay wasaradaha awqaafta iyo arimaha diinta gobolad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Kofur Galbeed iyo Waqoyi bari Ayaa Gabi ahaanba diiday kaqayb galka tartanka quraan aqriska bisha Ramadan oo ay sanad walba qabato wasaaradda diinta iyo Awqaafta DFS
Sido waxay u jawabayaan wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta Somaliya war saxaafadeed kasoo baxay 5tii bishan lodiray wasarada awqaafta iyo arimaha diinta e dowlad goboleedyada kor ku xusan.
20/11/2025
Jeele Maxamed oo ay horay toori ugu dilay wiil 14 jir ah, Ayaa saaka lagu oofiye xukunkii dilka ahaa. Goobtu waa Dhoobleey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu