1st priority is Health
medical herbal
28/07/2024
Wa.me/+252616705403
WAA MAXAAY CUDURKA LAFAHA KU DHACA MAXAANA SABABA.?
Lafo Xanuunku Waa Cilad Uu Qofku Dareemo Marka Eey Jirkiisu Ku Yaraadaan Qaybo Vitaminada Kamid Ah Sida Badanna Waxa Uu Ku Badan Yahay Dadka Waaweyn Hooyooyinka Iyo Aabayaasha, Sidokale Hooyoyinka Dhawr Jeer Caruur Dhalay Ee Aan Qaadan Vitamino Ku Filan.
Qofka Lafa Xanuunka Leh Waxaa Xanuuna Meelo Badan Oo Jirka Ah Sida.
Lawyaha/Jilbaha
Dhabarka
Lugaha/Cagaha
Waxa Keena Lafo Xanuunka Ineey qofka Eeyku Yaraadaan Macdanta Iyo Vitaminadku Sida Vitamin D Iyo Calciam Labadaas Yaraantoodu Waa Waxa Ugu Badane Keena Lafo Xanunka Inta Ugu Badan .
Hadaba Haddi Aad La Dhiban Tahay Lafo Xununka Jirka Odhan Ah Waxaan ku Haynaa Dawooyin Herbal Ah Oo Tayo Sare Leh Aadna Uga Bogsan Doonto Lafo Xanuunka Meel Walba Oo Aad Joogto Waadka Helin Ama Waankugu Keeni Karnaa.
Walaala Yaal Nagala Soo Xiriira WhatsApp Ama Call me,
Wa.me/+252771655498
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu