Bilal AD

Bilal AD

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal AD, Public Service, Mogadishu.

21/02/2026

🚨Deeqda Waxbarasho Ee South Korea🇰🇷

——Global Korea Scholarship(GKS), Waa midkamida deeqaha waxbarasho ee ay bixiso dawlada wadankaasi South Korea, waana midkamida deeqaha waxbarsharo ee ugu caansan, sanadkastana waxa deeqdan ka faaiidaysta tiro arday ah kuwaasoo isaga kal yimaad caalamka intiisa kale, Waxayna u furantahay oo ka faaiidaysan karra ardayda kasoo jeeda qaarada afrika oo ay kamid yihiin: Ethiopia 🇪🇹, Somalia 🇸🇴, Kenya 🇰🇪 iyo Djibouti 🇩🇯.

——Guulaystayaasha deeqdani waxay heli doonaan kafaala-qaad lagaga dabarayo dhamaan qarashaadka, Jiifka, Cunnada, caymiska caafimaadka iyo Waxbarashada, Helida lacagta gunada ee bilaha ah iyo waliba lacagta barashada luuqada koreanka. Deeqdan waxbarasho waxa sanad kaste ka faa’iidaysta qiyaastii ilaa 18,00 arday.

——Heerarka waxbarasho ee ay fursadan ka kooban tahay ayaa kala ah:
•Master degree
•PhD program
•Research program

——Qaabka loocodsanayo:
Waxaad u codsan kartaa labo(2) qaab oo kala ah:
1. Inaad waraaqaha codsiga iyo kuwa waxbarshada inta diyaarisid aad si toos ah u gaysatid safaarada wadankaaga kutaal tusaale: Embassy of South Korea in Ethiopia, Somalia, Djabouti, Kenya. Iyo
2. In aad qaab online ah codsigaga u xaraysatid adiga oo raacaya lifaaqa hoose.

🔗Lifaaqan kacodso: https://www.studyinkorea.go.kr/ko/main.do
🔗Lifaaqan raac si aad u hesho xogta guud:https://scholarshipscorner.website/wp-content/uploads/2025/01/2026-GKS-G-Application-Guidelines-English.pdf
——————————————
Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada

17/02/2026

Xigasho ethio telecom
📢 We’re Hiring!

We’re looking for a qualified and energetic Personal Assistant to join our company in Addis Ababa.

How to Apply:
👉 Visit our official website: https://www.ethiotelecom.et
👉 Click on the ''Company'' tab from the top menu
👉 Under Company, scroll down and select Vacancy to view and apply for the position.

Need help applying?
Watch this quick guide: youtu.be/6h-78lnmft8

Ethio Telecom waxay ku dhawaaqday in ay shaqaaleynayso. Waxay sheegtay in ay raadinayso Kaaliye Shakhsi (Personal Assistant) oo aqoon leh oo firfircoon si uu ugu biiro shirkaddooda ku taalla Addis Ababa.
Waxay sidoo kale sharaxday in qofka doonaya shaqada uu booqdo boggooda rasmiga ah, gujiyo qaybta “Company” ee kore, kadibna doorto “Vacancy” si uu u arko uguna codsado jagada.
Intaa waxaa dheer, waxay raaciyeen in qofkii u baahan caawimaad uu daawan karo muuqaal hagitaan ah oo ku yaalla YouTube.

12/02/2026

Lionel Messi ayaa raalli-gelin iiyay dadka Puerto Rico kadib markii uu awoodi waayay inuu halkaas ku ciyaaro, taasoo sababtay in ciyaarta dib la baajiyo.

“Waxaan rabaa inaan fariin u diro dadka Puerto Rico, iyo dhammaan dadka qorsheynayay inay ka soo qeybgalaan tababarka iyo ciyaarta.”

“Waxaan rabaa inaan idiin soo diro jacayl badan dhammaantiin, isla markaana aan idiinka mahadceliyo jacaylka aad ii muujiseen.”

Messi ayaa dhaawac garoomada kaga maqnaan doono dhaawac muruqa ah

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu