Expert Institute & Vocational Programs

Expert Institute & Vocational Programs

Share

Please join us to be an expert thanks

23/08/2025

24.08.2025 Natiijo lagu farxo idin rajeenaa dhammaantiin i.a

16/08/2025

Waxaan hambalyo dhalasho farxad leh hawada u marinaynaa ustaad abuukar suudaani oo galabta wiil ugu dhashay magaalada muqdisho.

03/08/2025

—————————-OGEYSIIS OGEYSIIS——————————
Dhamaan ardada fasalka 8aad waxa idiin diyaar ah fursad qaali ah.

Afarta maaddo ee SAYNIS, XISAAB, ENGLISH & TIKNOOLOJI ayaa idiin diyaar ah. waqtiguna waa xilliga ugu fiican oo dugsileeyda xitaa anfacaya. 02:30 ilaa 03:30 PM.
Xisada waxay toos ubilaban dontaa malinta Axada soo socoto kuna beegan taarikhda 10/August/2025•

Diiwaangelintu way furantahay h**ey usoo gaar xarunta machadka oo ku taala Degmada wadajir, nawaaxiga Suuqa weyn, ceelgeelow.

Ama wixii faahfaahin intaas dheer kala soo xiriir 0617184545/0617717014

24/07/2025

Waqtiga fasalka uu bilaaban doono waxaa ka harsan maalinta berito oo keliya fadlan yaan lagaa buuxin diiwangelinta fasalka F4 sanad dugsiyeedka 2025-2026.

21/07/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

MA tahay arday dhigta dugsiga sare oo ma dooneysaa in aad barato maaddooyinka scientific subjects-ka ee kala ah Biology, Chemistry, Physics & Mathematics.

Ma dooneysaa macallimiin si hagar la'aan ah oo heer sare ah kuugu dhiga afarta maaddo . Haddaba haddii jawaabtaadu _HAA_ tahay waxaan kugu soo dhaweynaynaa machadka Expert oo ah machad bixiya afarta maaddo ee cilmiga, maaddada caafimaadka, luqadaha Englishka & soomaaliga, waxbarashada aas'aasiga ah sida diyaarinta ardayda dugsiyada hoose & dhexe iyo diyaarinta ardayda shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo form four.

Si gaar ah, waxa uu machadka diiradda u saarayaa ardayda shahaadiga ah ee form four iyo 8aad sidii ay u heli lahaayeen sharaxaad waafi ah iyo caawimaad joogta ah, ilaa lagala shaqeeynaayo imtixaanadii h**e dowladda.

Dhammaan dadweynaha ku nool degmada Wadajir iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in fasalada ay si toos ah u furmayaan maalinka sabtida, taariikhduna ay ku asteysantahay 26-ka July 2025.

Saacdaha uu machadku shaqeynaayo waa duhur ilaa habeen, iyo khamiis iyo jimco.

Ha ka harin fursaddaan dahabiga ah!
Ku soo biir Macadka Expert maantaba!

Machadka wuxuu ku yaalaa degmada wadajir, xaafadda ceelgeelow, nawaaxiga sallaxa doodshe, wuxuu saaranyahay waddada cusub ee kasoo bilaabata dhabarka danbe ee isbitaal wadajir, soona hormarta maqaayadda shariif oo dhanka iyo ceelgeelow soo aadda

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu