Abshidane Finance
Talooyin| Aragtiyo| Fursadaha| Wararka|πβ οΈ
19/09/2025
Ma xasuusataa lacagtaan marka aan soo dhigay kadib waxay dhaqaaqday 100%+ iyada oo $0.17 ahbaan soo dhigay hadana waxay maraysaa $0.34 wali waxan rajo weyn ka qabaa inay sii dhaqaaqdo InShAllh.π
12/08/2025
Kawaran fursaddaas quruxda badan hadii aad ka faaiideysan lahayd soo maalin dharag maaha?!
γviralγ·
26/07/2025
HBAR, waxan rajeynayaa inay buy aadi doonto.π
26/07/2025
Shalay ayaan qiyaasay in Coin-kaani fursad qurux badan ka muuqato maantana waxaa laga faaiday faaiido kabadan 15%.! Trading is skill.π²π₯πΈ
Trade-yadan qaato Instagram keyga kala soco.π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Mogadishu
2526