UniBuild Architects

UniBuild Architects

Share

Our Service :
🔹 Architectural Design
🔹 Structural Design
🔹 Interiors Design
🔹 MEP

Let’s Design something great.

14/06/2026

Waxaa Manta Idin Lawadageynaa Mashruuc Appartment G+4 Ah Oo Aan Gabagabeynay

Waxaan bixinnaa adeegyada:
✅ Architectural Design
✅ Interior Design
✅ Structural Design
✅ MEP

Nagala Soo Xariir
+252-772888883

Photos from UniBuild Architects's post 18/05/2026

Waxaan halkaan idin kula wadaagayaa mashruuc dhismo oo loogu talagalay dhul cabirkiisu yahay 20m x 15m.

Naqshaddan waxay ka koobantahay afar Apartments Oo Kaka Duwan kuwaas oo ku habboon in lagu kireeyo ama qoysas kala duwan ay u degaan

Faahfaahinta Naqshada :
• 2 Apartment oo waaweyn: Midkiiba wuxuu ka kooban yahay:
• 3 Qol oo jiif ah
• 2 Musqulood
• Jiko waasac ah
• Fadhi

• 2 Apartment oo yaryar: Midkiiba wuxuu ka kooban yahay:
• 1 Qol iyo Musqul Isku dhex Yaal

Haddii aad xiisaynayso faahfaahin dheeraad ah ama aad u baahan tahay naqshad sidan oo kale ah, fadlan nala soo xiriir

Want your business to be the top-listed Contractor in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadiso Banadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00