Targetagro.so

Targetagro.so

Share

A reliable Agricultural market for all farmers

Member of @TargetGroup.so Member of @target

05/07/2025

5-ta Luulyo – Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka

Iskaashiga beeraleydu wuxuu furaa suuqyo, kobciyaa awood, wuxuuna mideeyaa codkooda.

Maanta oo kale waxaa muhiim ah in la baraarujiyo doorka muhiimka ah ee iskaashatooyinka beeraleyda ee ku aadan horumarinta nolosha bulshada iyo xoojinta waxsoosaarka dalka

Target Agro Development waxay aaminsan tahay in iskaashigu yahay furaha kobaca dhaqaalaha beeraleyda Soomaaliyeed iyo dhismaha bulsho wadajir u guuleysata.

05/06/2025

Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan Muslimiinta meel walba oo ay joogaan, si gaar ah beeraleyda Soomaaliyeed iyo bulshada ku hawlan horumarinta naf-qabka iyo cuntada dalka.

Target Agro Development waxay farxada ciidda la wadaagaysaa shacabka Soomaaliyeed iyadoo ku faaneysa doorka beeraleydu ku leeyihiin barwaaqada iyo badbaadada dalka.

تقبل الله منّا ومنكم صالح الأعمال، عيدكم مبارك، وكل عام وأنتم بخير

Want your business to be the top-listed Pet Store/pet Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Block #5, Dabka, Waberi, Makkah Al-Mukaramah Road , Mogadishu-Somalia(HQ)
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00