Horyaal Hospital
Horyaal Hospital is where you tend to get pure health care
𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥 waxay munaasabadda 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐚𝐝𝐱𝐚𝐚 ugu hambalyeynaayaa dhammaan umadda muslimka ah gaar ahan bulshawaynta Soomaaliyeed.
Ciidul Caafiya Ciid wanaagsan.
𝐓𝐡𝐲𝐫𝐨𝐢𝐝𝐤𝐚 Oo Siyaado ama yaraado wuxuu keeni karaa Xaalad Caafimaad oo Halisteeda leh
May 25 Waxaa loo Asteeyaa 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐓𝐡𝐲𝐫𝐨𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚.
𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥 oo kaduulaya mudnaanta bukaanada ayaa u qabtay Tababar xooga lagu saaray Xiriir Wax-ku-oolka ah iyo Daryeel Macaamiil, ( 𝐄𝐟𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐮𝐧𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐮𝐬𝐭𝐨𝐦𝐞𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞 si kor loogu qaado tayada adeegga iyo wada shaqeynta goobta shaqada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Tarbuunka Road Hodan District
Mogadishu
BN