The 7 Institute

The 7 Institute

Share

The 7 is an independent research institute in Somalia that promotes community-based solutions.

06/06/2026

Soomaaliya oo si weyn ugu tiirsan wax soo dejinta, sidee ayay u wajihi kartaa kororka sicir bararka iyo saameynta dhaqaale ee ka dhalan karta xiisadda Iran iyo Mareykanka?

05/06/2026

Jumco Wanaagsan جمعة مباركة.

03/06/2026

Dakhliga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya sanadihii 2022-2025:

Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Agaasinka Guud ee Dakhliga, ayaa soo saartay Warbixinta Sannadlaha ah ee Waxqabadka Dakhliga ee Sanad-maaliyadeedka 2025. Warbixintu waxay muujinaysaa in dakhliga gudaha ee dowladda uu gaaray $404.3 milyan sanadkii 2025, taasoo ka dhigan koror dhan 9.4% marka loo eego sanadkii 2024.

Sidoo kale, warbixintu waxay tilmaamaysaa in dakhliga gudaha uu si joogto ah u kobcayay tan iyo 2022, isagoo ka kordhay $262.7 milyan sanadkii 2022 una gaaray $404.3 milyan sanadkii 2025, taasoo ka tarjumaysa horumar muuqda oo laga sameeyay ururinta dakhliga iyo casriyeynta nidaamyada maaliyadeed ee dowladda.

01/06/2026

Maxay tahay doorka dowladaha Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, ee ku aaddan yareynta saameynta dhaqaale ee ka dhalan karta xiisadaha Marinka Hormuz?

-Khalid Mohamud Moalim Agaasimaha Waaxda Tayada ee Agaasinka Waxbarashada G. Banaadir, ahna Bare Jaamacadeed ku Takhasusay Dhaqaalaha iyo Taariikhda.

Wareysigan oo dhameystiran ka daawo link-ga comment-ga ku lifaaqan.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Rayan Business Center, Zoobe, Wadajir
Mogadishu