Markaska Hidda.

Markaska Hidda.

Share

Halkaan waxaan kusoo bandhigi doonaa wax walba oon oga qayb qaadan karno Horumarinta Qoyska iyoarimaha Haweenka.

02/06/2017

Ramadaan Mubaarak.

Walal aan ku kudadaalno Bishaan Barakaysan Sidaa uga faaiidaysan lahayn dhamaanteen inshaa Alaah.

Wadanka waxaa kajira hada ama kadilaacay cudurka cholera, hoyo iyo aabe abaayo iyo aboowe aan ku dadaalno Nadaafada guud iyo tan gaar intaba. Aan ku dadaalno nadaafada cuntada aanu cunayno iyo Biyaha aanu cabayno.

Mahadsanidiin

Photos from Markaska Hidda.'s post 01/05/2017

Waa aqoon kororsi socday mudo saacado ah oo lo qabtay qaar ka mida walidiinta ku nool muqdisho gaar ahaan degmada hilwaa o ku saabsanaa sida lo hormarin karo nadaafada deegaanka iyo guryahaba iyo sidoo kale baraarujin dhanka cfmaadka hooyada iyo dhalaanka waxuu nogu qabsoomay si qurux bdn waxaana mahadaa leh alle ka sokow maamulka schoolka Abaal iyo dhaqaatiirti xubinta ka ahayd dugsiga ee bixinayay seminarkaas.
Mahadsanidiin

01/05/2017

Hablaheenu waa gobe
Aan hogaan ka dhiganoo
Hogaamiye udoorano

Hablaheenu waa gobe
Waa haldoorkii gushee
War ragow heshiis lagal

Bashiir M. Xersi

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu