MURTI

MURTI

Share

HALKAN KALA SOCO DHIIRIGELIN JOOGTO AH MAALIN WALBA

15/03/2023

Ku sabir dhibka oo noqo mid gargaarsada allah marka ay soo wajahaan xaalado adag, kana dhigo tala saarashada eebe difaacaaga oo ha ka cabsan sheydaan iyo dhagartiisa

11/03/2023

Waxad la kulmeysaa dad leh weydiyo badan, waa lama huraan inaad murugootid, was lama huraan inaad xanuunsatid, waad waayi kartaa qofkaad jecleyd, Hadaadan ogolaanaynin inaad qaabishid waxaas iyo ka badan ha dhihin dhib baa I heysta, ha dhihin waan daalay, ha dhihin nolosha ayaan nacay.

08/03/2023

Caawi walaalahaga danta yar oo ay duruufuhu cileen, lowguna Dhulka ay qabad siiyeen, afiguna allah baa kuu hiilin doona, oo kuu sahli doono umuurahaaga e, bi'idnillah

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Afgoye Street
Mogadishu