Bulsho Development Bank
Bulsho Bank: is a Shariah compliant financial services provider headquartered in Mogadishu, Somalia.
20/04/2026
𝐊𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠, 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧! 🎉📢😀
Maamulka maaliyaddaada hadda waa mid 𝐟𝐮𝐝𝐮𝐝, 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡, oo ku jira 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚.
Bulsho Development Bank waxay kuu keentay xal casri ah oo aad ku maareyn karto lacagtaada meel kasta iyo waqti kasta.
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐞𝐠 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚: 𝐀𝐩𝐩 𝐬𝐭𝐨𝐫𝐞 𝐚𝐦𝐚 𝐏𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐭𝐨𝐫𝐞 𝐚𝐦𝐚 𝐆𝐮𝐣𝐣𝐢 𝐋𝐢𝐧𝐤-𝐠𝐚𝐧: https://www.bulshobank.com/download
14/04/2026
𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 💰🏦 ?
Haddii maanta $1,000 lagu shubo akoonkaaga,
ilaa intee ayay ku sii jiri lahayd ayaad isleedahay ?
09/04/2026
𝐅𝐮𝐝𝐚𝐲𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚.✨☕
Waxaan kuu fududeynay hannaanka akoon furashada, oo uma baahnid in aad 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 lumiso 𝐚𝐦𝐚 aad 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐟𝐨𝐠 aado.
Wax walba waxaad ku samaysan kartaa si degdeg ah adigoo isticmaalaya mobile-kaaga gacanta.
“𝐒𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐬𝐚𝐡𝐥𝐚𝐧 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐨 𝐚𝐤𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚.”
𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈: Waxaan kuu soo kordhinnay Hannaan Dijitaal oo Casri ah, adigoo hadda si fudud ku furan karo akoonkaaga bangiga wakhti kasta iyo meel kasta oo aad joogto, adigoon u baahnayn inaad timaaddo xarumaha bangiga ama sugto safaf.
Adeeggan dijitaalka ah waa mid ammaan ah, degdeg ah, oo hufan, kaas oo kuu oggolaanaya inaad adeegyada bangiga ku hesho taleefankaaga gacanta muddo daqiiqado gudahood ah.
𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚𝐧.
Guji linkiga si aad hadda u furato akoonkaaga:
https://ebank.bulshobank.com/sign-up
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Isgoyska KM4, Hodon District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |