Dr.Ali Rangabo

Dr.Ali Rangabo

Share

this page help you medical student and non medical student and papulation in somalia and the world.

Photos from Dr.Ali Rangabo's post 16/12/2025

Alxm waxa manta inoo soo Dhamaday Training ey soo qabanqaabisay wasarada cafimaadka ,Hayada PSA And Gobolka Banadir kaas oo Kusabsan “NICU “.

Training waxa facilitator ka ahaay Dhaqatiirta Kala ah : 1: Dr. Ubax oo ah khabiir ku takhasustay pediatrician& neonatology.
2: Dr. Abdirahman oo ah Agaasime ku xigenkii h**e Hospital Banadir ahna pediatrician.

Waxey inoo aheydh Guul weyn iyo Aqoonkororsi.
Dr.Ali Rangabo.

Mahadsanidiin.

Photos from Dr.Ali Rangabo's post 28/11/2025

Alxm Shalay oo Tariikhda kubeegneed 27/ 11/ 2025 Dugsiga Daraasaadka sare Ee jaamacadda Banadir Sanad Dugsiyeedka 2025/ 2026 ayaa u fadhiistay imtixaanka ogolaanshaha waxbarashada Heerka 2- aad ( Master Degree Of General Surgery) Ee Jaamacadda Banadir .

Jumca wngsn .

Dr.Ali Rangabo .

Photos from Dr.Ali Rangabo's post 13/11/2025

Jumca wngsn Asxabta waa Dr.Ali Rangabo oo cawa ku Fiidsanayo Midkamid ah Hotelada Mogadisho.

"Todays Effort builds tomorrows success".

Jumca Mubarak.

10/11/2025

Wasiirka ugu Fiican ee soomara wasarada Cafimaadka waa Dr. Ali Haji Adam .

Waxa halkan kacadeynaya in x. Dhibankan uu ukafay wasiirka .

Aniga oo ku foganeynin hadalkiisa waxan leeyahay Dr.Ali Haji Adam adiga xilka uma dhiibin adigana k**a qadikartid.

Hadalkada waxa uu u ekyahay Agaasimaha Hospital Banadir maxa Anaga nalooga dhigiwaayay Taasna waxa ey cadeytedu tahay habdhaqanka hadalkada ee gabar uhadal kaama aheen.

Agaasimaha Hospitalka Qufkii calaf Alle ugudaray waa loo magacabay hadii diidi laheydh iyo hadiikale Adigana talo lagama weydiinayo Qufka loodhiibayo iyo kan lagaqadayo inta .

Adeer wasiirkeena waa kaa difacaneyna Soo wada baxa inta isqarineyso Dhmn .

Siyaasad lawadabaray.

Dr.Ali Rangabo .

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu