TTC Partners LLP
TTC Partners is a leading accounting and audit
firm that offers innovative solutions to its
clients.
TTC Partners – 29 sano oo hufnaan & hal-abuur!
Waxaan bixinnaa adeegyo xisaabaad, hantidhawr, talo-bixin iyo ERP systems oo lagu kalsoonaan karo.
Waxaan ka shaqaynaa ganacsiyada waaweyn, yaryar, hay’adaha dowliga ah & NGO-yada si aan u gaarsiino heerka xiga ee guusha.
Nala soo xiriir maanta 0610275557.
TTC Partners — Your trusted financial partner.
04/12/2025
Work Smarter, Not Harder!
Ka shaqee meel kasta, wakhti kasta iyo qalab kasta.
Get the freedom you need with secure and reliable accounting solutions.
29/06/2025
𝐌𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐮 𝐇𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚?
Haddii aad leedahay 𝐢𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥, 𝐡𝐨𝐭𝐞𝐥, 𝐬𝐮𝐩𝐞𝐫𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭, 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝, 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜, Iyo noocyo kale oo ganacsi ah, 𝐓𝐓𝐂 waxay kuu diyaarisay 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐄𝐑𝐏 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 oo si buuxda u daboolaya baahiyahaaga ganacsi.
Waxaan bixinaa nidaamyo si gaar ah loogu talagalay:
🏥 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 & 𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
🎓 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦 (𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐨 & 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨)
🏨🍽 𝐇𝐨𝐭𝐞𝐥 & 𝐑𝐞𝐬𝐭𝐚𝐮𝐫𝐚𝐧𝐭 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
⚙️ 𝐔𝐭𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦
🛡️ 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐚𝐧𝐢𝐞𝐬 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦
🛒 𝐑𝐞𝐭𝐚𝐢𝐥, 𝐒𝐮𝐩𝐞𝐫𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭 & 𝐏𝐎𝐒 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦𝐬
🧺 𝐋𝐚𝐮𝐧𝐝𝐫𝐲 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
🚚 𝐂𝐚𝐫𝐠𝐨 & 𝐋𝐨𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭
💊 𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐲 & 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚
✅ Nidaamyo Custom ah oo si gaar ah loogu dhisay baahidaada
Nagala soo xiriir si aad u hesho xal ku habboon ganacsigaaga:
📞 0610275557 / 0610275559
🌐 https://ttc-ea.com/
hashtag hashtag hashtag
22/06/2025
𝐏𝐨𝐥𝐲𝐜𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦
Waxaa kuu Diyaarinay System si fudud kaaga caawinaya maamulka xarumaha caafimaadka kala Duwan iyo pharmacieska.
𝐍𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐬𝐢 𝐟𝐮𝐝𝐮𝐝 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚:
🗓️ Nidaaminta Balamaha (Appointments)
💰 Nidaaminta Bixinta lacagaha kala duwan (Cashier)
📁 Nidaaminta Diiwaanka Bukaanka (Patient Record)
👨⚕️ Nidaam u sahlaya dhaqaatirta qaabilaada bukaanada
🔬 Nidaam sahlaya Kormeerka Shaybaadhka & Tijaabooyinka
💊 Nidaam isku xiraya Daawada iyo Keydka
🔗 Nidaam fududeynaya wada shaqeynta iyo isku xirka faraco badan
✨ Iyo kuwa kale oo badan
Sidoo kale waxaa texgelinaynaa codsiga macaamilka anagoo u diyaarineyna nidaam ku haboon baahiyihiisa.
Nagala soo xiriir 𝟎𝟔𝟏𝟎𝟐𝟕𝟓𝟓𝟓𝟕 ama 𝟎𝟔𝟏𝟎𝟐𝟕𝟓𝟓𝟓𝟗
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Degfeer road – Dhabarka danbe ee masjidka cabdullahi ciise
𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞: ttc.ea.com
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Banadir, Hodan District
Mogadishu
00252