Abdullah Gaabow

Abdullah Gaabow

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullah Gaabow, Comedian, Mogadishu.

16/09/2025

*قال الله ﷻ: وَلَئِن سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ ۚ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ ۝⁉️😨*
*```Alle ﷻ Wuxuu Yiri: Haddii Aad Weydiiso, Waxay odhan Doonaan: “Waxaan ku jirnay Sheeko iyo Ciyaar (Kaftan).”```*
*```Waxaad Ku Dhahdaa: “Ma ilaahey iyo Aayaadkiisa iyo Rasuulkiisa Ayaad ku Jees jeesaysaan?”⁉️```*

*لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُم بَعْدَ إِيمَانِكُمْ ۚ إِن نَّعْفُ عَن طَائِفَةٍ مِّنكُمْ نُعَذِّبْ طَائِفَةً بِأَنَّهُمْ كَانُوا مُجْرِمِينَ۝😨🔥*
*```Ha Soo Bandhigina Cudur Daar (Mar Marsiyo),```*
`Waad Gaalowdeen intaad heshen iimaanka kaDib,`
*```Haddii koox idinka Mid ah la dhaafo (Alle U dambi dhaafo), Koox Kale Waa la Ciqaabi Doonaa, Maxaa Yeelay Waxay Ahaayeen Dambiilayaal.”🔥‼️```*
*سورة التوبة.65-66📚✍🏻*

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
HOOYO