Community Concern School
COCOS is one of the leading private schools in Dharkeynley and Wadajir district and serving for our community more than 17 years.
RAMADAAN MUBAARAK dhammaan asxaabta.
Ardaydii h**e iyo daawadayaashii ku taxnaa tartanka aan u qabanno ardayda iskoolka waxay in badan na soo weydiinayeen in Ramadaankaan uu socdo TARTANKII HORUMARINTA ARDAYDA WAXBARSHADOODA EE LAGU MAAMUUSO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.
Tartanka ayaa sannad walba lagu qaban jiray xarunta iskuulka oo wax badan ay ka faa'iidi jireen ardayda iyo daawadayaasha wuxuuna soo bilowday sanadii 2008 waxaana si xiriir ah aan u qabanay 12 sanno Ilaah ayaana ku mahadsan hase ahaatee sannadkan 2020 wax tartan ah ma qabanayno xaaladaha Cofid 19 dartood sidaa ula socda haddaba asxaabey.
Ilaah hanaga samata bixiyo dhibaatada Cudurka, fatahaadyada iyo abaaraha dalka ka jira Aamiin!
Wuxu galabta Tartan xiiso leh uu dhexmarayaa laba fasal oo xifaaltan weyn uu ka dhaxeeyo United Brothers iyo Young Stars oo lugtii h**e 1 iyo 0 lagu soo dubtay Young Stars Tartan aqooneedka COCOS ee lagu maamuusayo Bisha RAMADAN, galabtuse weli tartanku ma dhamaanin labadood mid baa soo gudbi doonto insha Allah
Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2 da May, 2019 waxaa xarunta COCOS si habsami leh uga daahfurmi doono tartankii sannadlaha ahaa oo loo qaban jiray ardayda wax ka barata iskoolka waxaana xusid mudan in sannadkaan uu yahay sannadkii 12 aad galabtana abaare 3:00 pm waxaa foodda is dari doono labada fasal ee lagu magacaabo Growing Flowers iyo United Lions insha Allah waad soo saadaalin kartaan idinkana natiijada waan idiin soo gudbin doonaa haddii Eebbe laga helo.
31/12/2018
Hal buug, hal qalin, hal ubad iyo hal bare ayaa bedeli kara dunida.
“If there's a book that you want to read, but it hasn't been written yet, then you must write it.”
13/12/2017
The capacity to learn is a gift; the ability to learn is a skill; the willingness to learn is a choice.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 20:00 |
| Thursday | 06:00 - 09:00 |
| Friday | 06:00 - 09:00 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |