Sharaxaaye

Sharaxaaye

Share

😁📉📈📰

10/01/2025

Xabsiga Gobalka mudug Hal ruux ayaa Ku dhintay labo kalena waa Ku dhaawacmeen kadib markii Maleeshiyo beeleed hubaysan ay weerartay xabsiga ayagoo doonayey inay labaxaan Rag horay u dilay Allaha unaxariistee Ganaccsade Ahmed Tahliil ragaas oo Maxkamada sare ee Puntland hal kamid ah dil toogasho ku xukuntay arafta kalana ku xukuntay xabsi.

Waxaana xukunkaas ka horyimid beesha ay ragaas ka dhasheen waxayna saaka aroor h**e weerareen xabsiga ay ku xirnaayeen xukumanayaasha umana suurta galin inay la baxaan ragii ay doonayeen ciidamada ilaala xabsiga ayaa labo kamid ah ragiii weerarka waday dhaawacay mid kamid ahna waa dhintay.

08/01/2025

"Maareeye waxa jeebka dowladda ka baxa war uma hayo, iska naso kuwa xisaabta naga dhaxayso kuma jirtide.." - Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland.

08/01/2025

Wasiir Maareeye maxaa ku leylka ka keenay oo qarsoon, waa suaalasha tagan oo ay Bulshada is waydineyso, Ma 28 million-kii uu cunay miyaa hada kurbo ku heysa mise ishii masaakiinta beeraleyda oo uu 20 cagafcagaf kaliye ugoysay 28-dii million.

54-million uu Wasiir Maareeye uu ka qondeystay Mashruuca Bangiga Aduunka ma lacagta lagula dagaalay Jubaland miyaa? Beeraleyda Soomaaliyeed xaal qaata.
Kilwe Media

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Siney Road
Mogadishu
252