Tabaarak ICT
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tabaarak ICT, Information Technology Company, Maka Al-Mukarama Street/Hodan, Mogadishu.
26/05/2026
Ciid Al-Adxa Mubarak
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan macaamiisheena iyo shacabka Soomaaliyeed farxad, nabad, iyo caafimaad.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo ciiddaan ciiddeeda kale nabad iyo barwaaqo.
# CiidAdha #2026 #
26/05/2026
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Tabaarak ICT Solutions ay si rasmi ah bahwadaag ula noqotay ๐๐ฉ๐๐ง๐๐๐๐, iyadoo noqotay shirkad loo aqoonsaday hirgelinta iyo isku xirka nidaamyada, (๐๐๐๐ซ๐๐๐ข๐ญ๐๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ ๐๐ง๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ ๐๐ง๐ญ๐๐ ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ).
Iskaashigan wuxuu muujinayaa doorka muhiimka ah ee Tabaarak ICT ay ku leedahay horumarinta adeegyada dowladeed ee dijitaalka ah, gaar ahaan casriyeynta nidaamyada Diiwaangelinta Madaniga iyo Tirakoobka Dhacdooyinka Muhiimka ah (๐๐ข๐ฏ๐ข๐ฅ ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฌ (CRVS)).
Waxaan rajeyneynaa inaan si wadajir ah u abuurno xalal teknoolojiyadeed oo wax ku ool ah oo ay ka faaโiideystaan bulshada soomaaliyeed iyo tan gobolkaba.
21/05/2026
Waxaa sharaf weyn noo ahayd in aan qeyb ka noqono taageerada iyo taaba-gelinta barnaamijka Faaโiidooyinka garaad gacmeedka iyo fursadaha jiilka Mustaqbalka (๐ง๐ต๐ฒ ๐๐ ๐๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ด๐ฒ๐: ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ & ๐ข๐ฝ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐๐๐ป๐ถ๐๐ถ๐ฒ๐ ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐๐ต๐ฒ ๐ก๐ฒ๐
๐ ๐๐ฒ๐ป๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ) oo ay soo qabanqaabisay DHIS hub Institute.
Waxaan ku faraxsanahay inaan garab istaagno dhalinyarada Soomaaliyeed ee xiiseynaya AI, innovation, entrepreneurship, iyo horumarka digital-ka ah.
Tabaarak ICT waxay aaminsantahay in maalgashiga ugu weyn uu yahay kobcinta aqoonta, xirfadaha, iyo fursadaha jiilka soo koraya.
19/05/2026
Tabaarak ICT waxay qeyb ka tahay INCLUSIVE AI EVERYTHING SUMMIT oo ka mid ah Shirweynaha AI EVERYTHING KENYA EXPO oo lagu qabanayo Nairobi, waxaana halkaas ku matalaya Madaxa Teknolojiyadda Shafici Cabdi iyo madaxa horumarinta wax soo saarka Yusha Ali, iyo injineero kale oo ka shaqeeya qeybta AI-da ee shirkadda Tabaarak ICT.
Ka-qeybgalka madashani waxay muujinaysaa sida Tabaarak ICT ay uga goโan tahay horumarinta xalalka casriga ah, hal-abuurka garaad gacameedka, iyo xoojinta iskaashiyada gobolka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Address
Maka Al-Mukarama Street/Hodan
Mogadishu
00252
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 22:00 |
| Tuesday | 07:30 - 22:00 |
| Wednesday | 07:30 - 22:00 |
| Thursday | 07:30 - 22:00 |
| Saturday | 07:30 - 22:00 |
| Sunday | 07:30 - 22:00 |