Mss World
i am somali
13/09/2022
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, wuxuuna sheegay in Ruto kusoo baxay doorasho aan ‘xor iyo xalaal aheyn”. Bayaan uu soo saaray ayuu Odinga ku sheegay in uu dalka ka maqanyahay laakiin qodobka ugu muhiimsan ee aanu uga qeyb galeyn galeyn caleemo-saarka Ruto uu yahay in guddiga doorashada “aanu qaban doorasho xor iyo xalaal ah, isla markaana go’aanka Maxkamadda Sare aanu ku saleysneyn sharci iyo xaqiiqo, laakiin uu xushmeynayo go’aankaas”...
Raila Odinga oo Diiday ka qeyb galka Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweyne Ruto - Warar lagu kalsoonaan karo Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi, wuxuuna sheegay in Ruto kusoo baxay doorasho aan ‘xor iyo xalaal aheyn”. Bayaan uu soo s...
04/09/2022
Nin jareer ah ma igeeyaa horta anigoo habar gidir ah?
25/08/2022
Duqa magaalada Kismayao Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Farawayne) oo la hadlay warbaahinta ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbaland oo dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo si cad uga horyimid muddo kordhinta Axmed Madoobe. Farawayne ayaa u digay siyaasiyintaasi, wuxuuna shaaca ka qaaday inay abuurayaan carqalad ka dhan ah Jubbland, kadib muddo kororsigii Axmed Madoobe....
Jubbaland oo digniin u dirtay siyaasiyiintii ka horyimid muddo kororsiga Axmed Madoobe. - Warar lagu kalsoonaan karo Duqa magaalada Kismayao Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Farawayne) oo la hadlay warbaahinta ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbaland oo dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho, kuwaas oo si cad uga horyimid muddo kordhinta Axmed Madoobe. Farawa...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Wadnaha
Mogadishu