Mogadishu Pest Control
Mogadishu Pest Control Ltd is a company incorporated in Somalia. seeking to provide pest control and
Bandhiga Ganacsiga Weynaa ee Suuq-Weynaha Muqdisho 5aad...2024..I.A.
Waa Fursada Ganacsiga & Bulshada,ka qeybgal wacan.
Muqaalkan waxa kugu sharxeynaa waxa uu yahay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkiisa shanaad ka dhacaya Beerta Nabadda - Muqdisho, waxa uu socon doona bandhigga sanadkan muddo 3 maalin ah, waxa uuna qabsoomi doona 7,8,9ka Feb, 2024.
𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫
𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 : 61 0360279
Link Hoose :
https://fb.watch/pnYYwYntYp/?mibextid=RtaFA8
20/06/2019
Waa mid ka mid adeegyada MPC ee uqabato bulshadeeda,kusoo dhawaada.
16/05/2019
Munaasabada Bisha Barakeysan ee Ramadan Awgeeda shirkada mpc waxay dinku Bushareynaysaa Qiimo dhimis lagu sameeyay Adeegyada hoos ku xusan
1: Buufinta Cayiyaanka sida: kaneecada, Dhilqaha, Boodada ETC.
2. Buufinta, Beerista, Qurxinta Dhirinta iyo jarjiimoyenka.
3. Dhaqida fayreenta dharka: Shaqsi Ama Qoys.
4. Nadaada guud sida: Guryaha, Xafiisyada, Goobaha ganacsiga.
F,G Ka faa idayso fiursada qiima dhimista ee Shirka MPC ay kugu sameysan Bisha Barakaysan Awgeeda Wixii Faahfahin ah nagala soo Xiriir
Tell: 615241544 / 615734945 / 615231072 / 840449
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 15:30 |
| Tuesday | 08:00 - 15:30 |
| Wednesday | 08:00 - 15:30 |
| Thursday | 08:00 - 14:00 |
| Saturday | 08:00 - 15:30 |
| Sunday | 08:00 - 15:30 |