Dalka Times
Dalka Times is an independent English news website, established by professional, Somali journalists based in Somalia.
24/11/2023
Maanta waa maalin wayn oo taariikhi ah oo u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladooda ka dib markii Soomaaliya si rasmi ah ugu biirtay dalladda Bulshada Bariga Afrika iyadoo noqotay wadanke 8-aad.
Guushaan taariikhiga ah waxa sabab u ah hawlkarnimada, dhabar adayga iyo hufnaanta hogaamineed ee madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisal Wasaare, Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa hogaaminaysay daddaaladan iyadoo ka soo cayaartay kaalin wax ku ool xaqiijinta riyadaan maanta rumowday.
09/10/2023
Allaahu Akbar.
Salaada Furashada (صلاة الفتح) oo muddo 333
Sano ka dib caawa laga tukaday Masjidul Aqsaa
Ee Falstiin.
Sawirkan ayaa lagu tilmaamay in uu muujinyo mid ka mid ah maalmihii ugu quruxda badnaa ee soo maray Shacabka reer falastiin.
WAJAALE: Musiibo xoog badan baa ka dhacday, Ganacsigii magaaladan ee camirnaa ayaa khasaare xoog leh uu gaarsiiyey dabka wali socda, ee ay shacabka iyo dabdamisyadu ku howlan yihiin sidii loo damin lahaa.
Qof goobjooge ah oo muuqaalkan duubay ayaa muujinaya baaxada dabkan, Hanti badan oo shacab Soomaaliyeed ayaa waxyeelo soo gaartay, Ilaahay waxaan uga baryaynaa bedel kheyr-qaba waa xaalad argagax leh oo qalbiyadeena dhan ay dareemayaan, ilaahayse bedel kheyr leh uga rajeynaynaa.
الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ (156)
13/09/2023
iPhone 15 ayaa soobaxay shalay Waa kuwan wax walba oo Apple ku dhawaaqay munaasabaddeeda 2023
Halkaan ka aqriso warkoo dhameestiran👇👇
iPhone 15 ayaa soobaxay shalay Waa kuwan wax walba oo Apple ku dhawaaqay munaasabaddeeda 2023 – Dalka Times LOCAL WARKA WORLD iPhone 15 ayaa soobaxay shalay Waa kuwan wax walba oo Apple ku dhawaaqay munaasabaddeeda 2023 Abdalle September 13, 2023 4 min read Apple waxay ku qabatay xafladeeda furitaanka iPhone sanadlaha ah Talaadada Apple Park, oo ah xarunta shirkadda ee Cupertino, California. Shirkaddu wax...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
KM4 St 1 Airport Road
Mogadishu
38080