Somali Fisheries Development Association-SOFDA
Somali Fisheries Development Association is a non profit organization which promotes Somali Fisheries & encouraging Somali Fishermen to get suitable market
19/02/2026
๐พ Saadaal Early Warning: Protecting Communities with AI-Powered Forecasts ๐ค๐ฆ๏ธ
Beeralayda iyo bulshooyinka ayaa wajahaya caqabado ka dhasha isbedelka cimilada iyo dhacdooyinka cimilada ee aan la saadaalin karin. Saadaal Early Warning waxay adeegsanaysaa awoodda nidaam ka caqliga macmal ka ah (AI) iyo saadaasha xogta ku saleysan si ay u bixiso digniinno waqtigooda ku habboon, u caawiso goโaan qaadashada saxda ah, una ilaaliso nololmaalmeedka iyo wax-soo-saarka beeralayda.
Faaโiidooyinka ugu waaweyn:
โก Digniinno waqtiga dhabta ah oo ku saabsan abaaraha, fatahaadaha, iyo cimilada daran๐๐ฑ
AI ma aha oo kaliya tiknoolojiyad, waa awood si dhab ah u taageerta dadka dhulka ku nool si ay u helaan macluumaad iyo xogo muhiim u noloshooda iyo wax soo saarkooda dhanka beeraha io xoolaha si ay wax soo saar ka u kordhiyaan.
๐ก Aan horumarino wacyiga iyo xogaha ay helayaan beeralayda si aan u sare ugu qaadno wax soo saarka beeraha, una xoojino amniga cunnada.
๐บ Daawo muuqaalka halkan: https://youtu.be/mY7n33xvFVU?si=bJ9pGs2xIOMCaIc5
โ Shaqodoon Organization
Saadaal Early Warning:Wacyigelinta Bulshooyinka Beeralayda iyadoo la Adeegsanayo Saadaasha AI๐ฆ๏ธ๐๐จโ๐พ๐ค Saadaal Early Warning: Wacyigelinta Bulshooyinka Beeralayda ๐พ๐จโ๐พ๐ค iyadoo la Adeegsanayo Saadaasha AI ๐ฆ๏ธ๐.Barnaamijkan wuxuu iftiiminayaa sida teknooloj...
Buugga Barashada iyo dhaqashada digaaga ee hareera dhulbaraha (Tropics)
Qore : Eng Mohamed Guure
Buuggan waxaa lagu koobay dhamaam cilmiga aad uga baahnayd dhaqashada digaaga gaar ahaan dhulka kulul ee deegaanada Soomaalida oo kale. Waa buug aad u anfacaya dadka aqoon ahaan iyo dadka Ganacsiga Beeraha kujira oo digaagu kamid yahay. Maktabadaada akhriska ku darso.
โ๏ธ: WhatsApp. https://wa.me/252682736264
XOG: Aar-goosatada Soomaaliya ma waxaa Jariifa Ajaaniib Mise Kalluumaysato Soomaaliyeed?
Garowe Online
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu
HODONKM4ROAD
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 06:00 |
| Tuesday | 08:00 - 06:00 |
| Wednesday | 08:00 - 06:00 |
| Thursday | 08:00 - 06:00 |
| Friday | 08:00 - 06:00 |
| Saturday | 08:00 - 06:00 |
| Sunday | 08:00 - 06:00 |