Runsheeg Media Network

Runsheeg Media Network

Share

waxaan nahay kuwa wax u qora indhahiina waxna u sheega dhagahiina Runta oo laga hadlaa waa lama huaan.

02/03/2026

Update: Qarax kale oo aad u weyn ayaa Ka dhacay Tahran

04/02/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamse Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyihii h**e, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage.

04/02/2026

HAMBALYO DR. MARYAN QASIM AHMED OO KU GUULEYSATAY XILKA GUDOOMIYAHA GUDIGA MADAXA BANAAN EE XUQUUQUL INSAANKA QARANKA

Doorashada Hoggaanka cusub ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa ka dhigan tallaabo muhiim ah oo loo qaaday ilaalinta Xuquuqul Insaanka, iyada oo Soomaaliya dhowaan ay si buuxda dib ugula soo wareegtay, hannaanka madaxa-bannaan ee maareynta, kormeerka iyo ka warbixinta arrimaha xuquuqul insaanka, taasi oo Soomaaliya u saamaxaysa in ay si madaxbannaan u fuliso waajibaadkeeda qaran iyo midka caalamiga ah ee ku aaddan dhowrista iyo ilaalinta Xuquuqda Aadanaha.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Runsheeg Media Network

Waa ii farxad in aad halkan joogto. Runsheeg Media Network waa bar iyo mareeg aan dadka Soomaaliyeed ugu soo bandhigo xaqiiqada wacaalka dunida.
kusoo dhawoow markale. Fadlan Like Saar kana hel xog aadan ogeyn !

waad kumahdsantihiin 1000+ likes heerkaas la aantiin ma gaaerneen.

Category

Telephone

Address


Jowhar
Mogadishu