HOPE Institute For Human Development

HOPE Institute For Human Development

Share

Our Mission is to develop human potential. We believe every human being is Royal and Rich and we exist to help you mine the gold that is trapped within you

Photos 31/05/2016

Su'aaloo Inooga Yimid Asxaabta Soomaalida Qurba Joogta ahi.

1- Walaal Koorsadan ayaan u baahanahay sideen uga qayb gali karaa anigoo wadanka Joogin?
Walaal Mahadsanid soona dhawaaw.
Machadku waxa uu taaganyahay Caawinta dadka kale Meel kastooy Joogaan (Hope Helps Other People In Everywhere)
Sidaas daraadeed, Waxaan isku dayi doonaa Inaan Live Ka Dhigno Koorsada anagoo Isticmaali doona Live Streamka Google+ ama Facebook ana Skype hadba sida Ugu macquulsan oo uu Qadka internetka inoo saamaxo.
Si walboo ay noqoto waxaan isku dayi doonaa Inaan kula wadaagno Casharada Intooda Ugu Muhiimsan.

2- Walaal Markaan Live uga qayb qaadanayo ma Lacagbaa, hadii ay lacag tahay waa Imisa?

Haa walaal, hadii Internetku saamaxo, Waxa aan ku charge garayn doonaa lacag dhan (18.75 USD oo shahaadada la socoto)

3- walaal Casharada oo qoraal iyo muuqaal ah ma heli karaa hadii aanan Live Noqon karin maamadaama aan shaqeeyo?

Sidaan horay kuu Iri walaal, MAchadku waa Caawiyaha Dadka kale, sidaas darteed Si kalsooni leh ayaan kuu oran karaa HAA
waana kula wadaagi doonaa casharada oo maqal iyo Muuqaal ah.
Mahadsanid.

4- Machadka Emailkiisa isii si aan warbixinteeda idinkugu soo diro ama qaybta registrationska igu xir fadlan?

Walaal waxad la xariiri kartaa Emailka machadka oo ah
[email protected] ama wac hadii aad qurbaha joogtid +252615727704 waa qaybta registrationka.

5- Walaal Waxaan codsan lahaa In Training kaste ama Courses kaste uu Machadku qaban doono inaan ka qayb galo.

Waa kusoo dhawaynaynaa Markaste walaal.

6- sideen ku ogaan karnaa Marka aad wax qaban doontiin qaab notification ah?

Mar hadaad martid Registration oo aad emailkaaga nala wadaagtid, waxaan kula wadaagi doonaa marxalad kaste oo aan taaganahay iyo howl kastoo aan hayno iyo sida ay u dhacayso. haduu rabbi idmo.

Wixii kaloo Su'aalo ah waxaad noogu soo hagaajin kartaan
[email protected]
ama barta an facebook ku leenahay adigoo ku dhufanaya Linkiga hoose
https://www.facebook.com/HOPE-Institute-For-Human-Development-1649275185349463/
ama Taleefanka ku qoran.
0615727704

Aad baana idiin soo dhawaynaynaa Dhamaantiin.

We Love You

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu