Somalionlinemedia

Somalionlinemedia

Share

FAAFI TV is a Modren Online Media that Serve News, Feature, Analysis, Intertainments, Socail and Political in Somalia and the Worldwide.

25/03/2026

Taliyahq cusub ciidanka asluubtq somaliyed maxamed sh xasan xaqmud oo loo magacabay iyado xilka laga qaday taliye h**e Mahad cabsulahi Shub

22/03/2026

Masuulin kasoo jeeso degaanda Maamul Goledka Kofur Galbrd oo shir ka yeshay xalka siyaasaded ee deganda KG
Kulanka ay waxa shirgudomiye Gudimiye Golaha Shacabka Shiikh Adan Madobe
Kulanka waxa kasoo qeyb galay siyasiyiin, Gancasto, odey Dhaqmed iyo Waxgardka belaha degnada KG
Kulanka waxa ka soo baxay badigoobka nabad waarta, xalintq qilaafka siyasadeed iyo u hogansamid sharucda dalka

Dadka shacabka ku nool Magalada Naydhabo ay aad ugu farxay shirka iyo waan waanta si looga badbado colad sababto barkac

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu