Howlwadaag

Howlwadaag

Share

ku dhawaaada dhamaan dhallinyarada iyo kuwa cuslaaday halkaan

Photos from Somaliska Ungdomar Funktionshindrade Forening's post 03/06/2019
21/01/2017
DARYEELNEWS.COM » XOG & CADEYN: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyey Duqa Magaalada… 19/07/2016

XOG & CADEYN: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyey Duqa Magaalada…:

DARYEELNEWS.COM » XOG & CADEYN: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyey Duqa Magaalada… 10 xildhibaan oo ka mid ah 27-ka xildhibaan ee golaha degaanka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Duqa magaalada Garoowe Xasan Goodir, iyagoo mooshinkooda ku caddeeyay qodobo fara badan oo ay duqa ku haystaan.

DARYEELNEWS.COM » Magacyada Dadkii rayidka ahaa ee Itoobiya ku xasuuqday Awdiile 19/07/2016

Magacyada Dadkii rayidka ahaa ee Itoobiya ku xasuuqday Awdiile:

DARYEELNEWS.COM » Magacyada Dadkii rayidka ahaa ee Itoobiya ku xasuuqday Awdiile Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle ee Gobolka Baay, waxaana halkaasi booqday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

DARYEELNEWS.COM » Midowga Yurub oo Digniin Doorashada Somaliya soo saaray 19/07/2016

Midowga Yurub oo Digniin Doorashada Somaliya soo saaray:

DARYEELNEWS.COM » Midowga Yurub oo Digniin Doorashada Somaliya soo saaray Kulan ay ku yeesheen Magaalada Brussles Ee Dalka Belgium ayaa waxa Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ay kaga hadleen Arimaha Soomaaliya.

DARYEELNEWS.COM » Al Qaacida oo Bayaan Hanjabaad ah Soo Saartay kuna Socda… 19/07/2016

Al Qaacida oo Bayaan Hanjabaad ah Soo Saartay kuna Socda...:

DARYEELNEWS.COM » Al Qaacida oo Bayaan Hanjabaad ah Soo Saartay kuna Socda… Kooxda Al Qaacida ayaa bayaan ay soo saartay oo dhowr bog ka kooban waxa looga hadlay Xaalad Xasaasi ah oo hadda ay u arkaan inay tahay mid deg deg looga fal celiyo.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Wadnaha Street
Mogadishu