Shaafi Institute for applied technology
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Institute for applied technology, Computer Company, Mogadishu.
26/07/2020
salaam akhyaarta aan jecelnahayow soodhawada waxan rajaynaynaa inaad wada nabad qabtaan meelkastoo aad joogtaan waxaan idinkugu bisharaynayna in machadka uu bixinaayo cashiro online ah oo aad kadaawan kartaan youtube ka halkan kadaawo cashirada C++
https://www.youtube.com/watch?v=66BeD_F7Nwg
ama halkan kudhufi si aad u aragto page ka
https://www.youtube.com/channel/UCJOC6m6m7kQr0wdSa278LxQ
C++ Lecture One (afsoomaali) cashirka koobaad ee maaadada C++ Programming
23/06/2019
salaam akhyaarta maalin wanaagsan waan idin salamay dhamaan waxan halkan kusoo gudbinayaa exercise java chaterka methods ka fadlan soogudbiya insha aallah.
mahadsanidiin.
18/02/2019
salaam akhyaarta meelkasta oo aad joogtaan waa cashirkii chapterka 9aad ee files
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu