DM VOICE

DM VOICE

Share

arts and entertainment

02/05/2025

Wakuma cusman Rashid sheikh ?
______________________________

Ninka ragga libinta wa loqira hadii an la fiirinin dhanka qabyalada, siyasada, io nin jecleysiga

Cusman Rashid wa ruux shaqsiyad wanagsan leh misne dhalanyaro ah kasameystay sharaf iyo karama bulshada dhaxdeda wa masul kamid ah masuliyinta dagmada
Sidokale wa shaqsi jecel isdhaxgalka
bulshada Marka laga sotaga masuliyada saran

Cusman Rashid ma ehen nin iskala weyn dhalinyarta dagmada ee wuxu aha shaqsi wakhti laqata dhalinyarta (ciyalka xafada) iyo bulshada intedekale

Laga sobilaba 2019-2025 wa wakhti garaya kudhawad 7sano inta ay xilka Hayen kabinega mamulka dagmada dhekasuft waxyabaha uqabsomay maxa kamid ah?

Mudane cusman Rashid wuxu aha hoganka nabadgalyada degmada dhekasuft

Marka ladhaho mamulka dagmada oo mudada inta la eg xilka hayay maxay qabten

shaqsiga ugu h**eya oo waxqabadkisa umarag furayoweye mudane cusman Rashid

Kow Inta ognahay oo manta liska indha tirikarin Marka layidhahdo waxbqabad waa ABINIGA(SECURITY)

Inta uu xilka abniga hayay mudane cusman Rashid waxay kugu leysten istajinta ama ciribtirka coladaha kadhici jiray qowmiyada an dariska nahay oromia
Sidokale colad qabiledka kadhici jiray dagmada dhaxdeda

Waxan mahad bogadin iyo hambalyo halkan ugu diriya wlky marna sxpkey mudane cusman Rashid waxan kuleyahay
you are smart person you will fit every place and position keep going pro

27/09/2023

Tubta toosan rabow nawafaji
Wakuwa culumadi weyned odhan

10/07/2023

DUUGTEYDA GEEL DHALAY NINKI KEENI DONOW
HADII DANQASHO KATAHAY HADA DUNIDA IGUSII
MARKA AN DURUFAHA IYO DIIFTU DHAFON DEEQLUHU ISACIDO
ON DAYAXA GARANA NINKI TUMI DURBANKOW
HADI DACAD KATAHAY HADA DARAJA IIYEEL
MARKAN TAGO DURURAHA QOF DAREN WALALNIMO
IYO DARDARAN EHELNIMO IGU IMANI DONOW II HIILI DOORKAN.

16/05/2023

cabdi fatax cabdi qadir oo kumagac dheer (fooleye)
wa wiil dhalinyaro oo kamid dhalinyarada motoyinka kuxamsha ee kunol magalada dheka isago magalada filtu jaad uwado ayuu shil kugalay afka h**e ee magalada lagagalo agagarka Kalinta shidadlka hadan isbitalka filtu aya lagu dabiibaya ilahay cafimad dag dag hasiye wlken asxpey idinkana usoduceya wllken wu dhibanyahay

wa bahda DM VOICE oodinleh dhalinyarta wa ubaxa iyo awoda jiritanka dowalad iyo dal fiiro gaar ah halasiiyo melkasta oo ayjogan

13/05/2023

Wareysi an layelanay xubin kamida ciyartoyda xulka dagmada dheka suuf Aya waxan kufalanqeynay caqabadaha kahaysta bahda sportiga iyo mamulka degmada

Dawasho wcn

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu