Mohamud Ali Haji
Communication Specialist | Security Studies | Protocol & Diplomacy | UPEACE πΊπ³β PGD.
Inta aadan wabiga gudbin ka hor, yaxaaska ha u sheegin inuu fool xun yahay.
Ma fahamtay macnaha?
Saakay subax u wanaagsan dadka Reer Koonfur Galbeed waaye, mar haddii doorasho dadweyne u dareerayaan.
Waa tallaabo dhanka dimoqraadiyadda ah oo horey loogu qaaday.
Muuqaal argagax leh⦠Muwaadin Yemeni ah ayaa hub (Biskoolado) ku iibinaya wadooyinka ee magaalada Sanca.
02/05/2026
Soomaaliya waxa ay ku tallaabsanaysaa horumar la taaban karo oo ku aaddan dib u dhiska iyo qalabaynta Ciidamada. Sannadaha 2025/2026, waxa aynu ka galnay qaaradda Afrika kaalinta 23aad.
Sanadaha soo socda, waxa aynu rajaynaynaa in aynu gaarno meel ka sii sarreysa tan maanta.
Guuleysta Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Afgoi Road
Mogadishu