KEYD. GROUP

KEYD. GROUP

Share

KEYD. GROUP is the largest media house in Somalia, with numerous multimedia brands. GROUP is a Somali media group based in Mogadishu, Somalia.

Photos 04/05/2015

Keydmedia Online ma qaadaneyso Amarka DFS!

Keydmedia Online ma ogalaaneyso faragalinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku heyso Warbaahinta Madaxa-banaan.

Kooxda Al-Shabaab uguma yeeri doono Magaca cusub uu Madaxa hay'adda Sirdoonka Qaranka, Cabdiraxmaan Muxamed Tuuryare ku amray Warbaahinta. Waxaana hadalka Mudane Tuuryare u aragnaa xadgudub. DFS ma faragalin karto Shaqada Warbaahinta Madaxa-banaan.

Waxaan Dowladda ugu baaqeyna in ay tixgaliso Shaqada Saxaafadda, kana shaqeyso sidee u taageeri laheyd Warbaahinta Madaxa-banaan, tilaabana ka qaado xadgudubyada lagula kaco weriyayaasha oo Qaarkood la dilay, qaar kale la dhaawacay halka kuwa kale la xiray.

Dowladda ayaa dooneysa in loogu yeero Al-shabaab (UGUS) oo ay ku sheegeen 'Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed'.

Photos 03/05/2015

La Sheekeyso Keydmedia Online - Skype:

Hadii aad Su'aal qabto ama wixii talo iyo tusaale ah ama cabashoba waxaad nagala soo xiriiri kartay boggena xiriirka iyo barta Facebook, hadana waxaad si toos ah nagala soo xiriiri kartaa Skype. Hadii aad daneynaysid kusoo darso KON Skype. Raadi magaca: keydmedia_official ama E-Mailka KON ee [email protected].

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Mogadishu