Somali Technology Association Center
SOMTAC: Innovation &Technology Center.
ποΈ Ma rabtaa inaad noqoto qof si kalsooni leh u isticmaala computer-ka?
Ma rabtaa xirfad dhab ah oo kuu furta albaabka shaqo iyo horumar shaqsiyadeed? πΌβ¨
SOMTAC waxay kuu haysaa fursaddii aad ku baran lahayd xirfadaha aad u baahan tahay!
Muddo 4 bilood ah, waxaad ku baran doontaa:
π» Isticmaalka Windows 11
β¨οΈ Xirfadda **Typing-ka**
π **MS Office 2021** (Word, Excel, PowerPoint, Outlook)
π Aasaaska Internet-ka & ilaalinta xogtaada
π Waxaad noqon doontaa qof si xirfad iyo kalsooni leh ugu shaqayn kara computer-ka!
Waxaan aaminsanahay in qof walba baran karo xirfad kasta uu rabo β adiguna waad xaqiijin kartaa hadafkaaga π
β³ Ha sugin berriβ¦
π Isdiiwaangeli maanta, oo bilaaw safarkaaga dhanka mustaqbalka digital-ka ah!
π Nagala soo xiriir telefoonada: 61 0754219
π Kaalay SOMTAC β kalsoonidaada dhis, mustaqbalkaagana iftiimi!
π SOMTAC ENGLISH PROGRAM β COMING SOON!
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno in Somtac ay bilaabeyso barnaamij cusub oo English ah oo leh:
β
Manhaj casri ah (International Curriculum)
β
Macallimiin caalami ah (International Teachers)
β
Barasho ku saleysan ku hadalka iyo fahamka dhabta ah
π Barnaamijkan wuxuu kaa caawin doonaa:
β Inaad si kalsooni leh ugu hadasho English
β Inaad horumariso qorista iyo fahamka
β Inaad u diyaar garowdo waxbarasho iyo shaqo caalami ah
π
Fasaladu waxay bilaabanayaan bisha April
π Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay (Pre-registration)
β³ Boosasku waa xadidan yihiin β iska diiwaangeli hadda!
π Nala soo xiriir: 610754219.
22/01/2026
π New Classes Are Open! β MERN Stack Web Development
Ma doonaysaa inaad noqoto Full-Stack Web Developer xirfad leh?
Hadda waa fursaddaada! π»π₯
Waxaan isbuucaan bilaabeynaa fasalo cusub oo kala ah :
- Talaado iyo Arbaco
- Khamis iyo Jimco
π Baro MERN Stack (MongoDB, Express, React, Node.js)
π Muddada: 4 Bilood
π Maalmaha: Tue & Wed | Thu & Fri
β° Shift: Afternoon
π Shahaado: HAA (Certificate Included)
π¨βπ» Tababar ku saleysan:
β’ Clean Code
β’ Real Projects
β’ Professional Development Skills
π Nagala soo xiriir: 61 0754219
π Fursad ku habboon ardayda raba mustaqbal IT oo ifaya π
π Isdiiwaangeli hadda β kuraasta waa xadidan!
πΈπ΄
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleh, North Building Of Masjid Abdirashid
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Friday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |