EACON

EACON

Share

The East African Community Conference EACON fosters solidarity, communal growth and shared knowledge.

Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrik ee Midowga Kastamyada (Customs Union) 24/02/2026

𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭

Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika (EAC), gaar ahaan waxa uu yahay Midowga Kastamyada (Customs Union) iyo sida uu u saameyn karo ganacsiga dalka. Waxaan ku falanqeyneynaa halka ay Soomaaliya ka mareyso hirgelinta heshiisyada EAC, iswaafajinta sharciyada kastamyada, fursadaha u furmaya ganacsatada, iyo caqabadaha ka hor imaan kara isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.

Xalqaddan waxaa marti inoogu ah Mohamed Isak Fatir, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah, ahna u-qaabilsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.

Watch on YouTube: https://youtu.be/zIYDiJUyej4
Listen on Apple Podcasts: https://podcasts.apple.com/us/podcast/heerka-ay-somalia-ka-mareyso-la-falgalka-bulshada-bariga/id1870301644?i=1000751232018
Listen on Spotify: https://open.spotify.com/episode/0Tz37JRi8bted72PfW8D4F?si=fEJG9zlaQkOy6iOBQqhA0g

Heerka ay Somalia ka mareyso la-falgalka bulshada bariga afrik ee Midowga Kastamyada (Customs Union) 𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝 – 𝐄𝐀𝐂 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 Xalqaddan waxay diiradda saareysaa safarka Soomaaliya ee ku biirista Bulshada Bariga Afrika, gaar ahaan wax...

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Mogadishu